Maamul Xoolaha & Dhoofka si fudud
Dhoof Soor waa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si hufan ula socoto iibka, kharashyada, canshuuraha, iyo faa’iidada ganacsigaaga.
Live Vessel & Port Status
Xaaladda markabada, gaadiidka iyo dekedaha Soomaaliya & Arabian Peninsula.
Adeegyadeena
Waxa uu Dhoofsoor System kuu qaban karo
Maareynta Xoolaha
Si fudud u diiwaangeli, ula soco, oo u maamul dufcadaha xoolaha.
Dhoofinta
Si buuxda ula soco dhammaan hawlaha dhoofinta xog sax ah.
Canshuur & Maaliyad
Si toos ah u xisaabi canshuuraha, kharashyada, iyo dakhliga.
Dib-iibin
La soco oo maamul dib-iibinta xoolaha waqtiga dhabta ah.
Warbixin & Falanqayn
Soo saar warbixinno qoto dheer iyo falanqayn muuqaal ah.
Maareynta Isticmaalayaasha
Si fudud u maamul ganacsatada, shippers, iyo daneeyayaasha.
Nidaamkaan waxaa loo sameeyay
Waxaan u abuurnay nidaamkan in uu noqdo xal casri ah oo loogu talagalay ganacsiga xoolaha, si ganacsatadu ula socdaan iibkooda iyo dhoofkooda si fudud oo hufan.
- Istimcaal Fudud
- Waafaqsan dhammaan qalabka mobile, desktop (responsive)
- Kordhiya hufnaanta iyo faa’iidada
Our Plans
Dooro qorshaha kugu habboon si aad uga faa’iidaysato dhammaan adeegyada Dhoof Soor.